Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Bayern Munich iyo Paris Saint-Germain ee Champions League oo la shaaciyey

Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Bayern Munich iyo Paris Saint-Germain ee Champions League oo la shaaciyey

(Munich) 07 Abril 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha Bayern Munich iyo Paris Saint-Germain wareega Siddeed dhamaadka Champions League ayaa la shaaciyey

Kooxda Bayern Munich ayaa soo dhaweyn doonta naadiga Paris Saint-Germain si ay u wada ciyaaraan kulanka wareega Siddeeda ee tartanka Champions League

Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ee ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Bayern Munich iyo Paris Saint-Germain kulanka wareega Siddeeda ee tartanka Champions League.

SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-

Bayern Munich XI:

Image

Paris Saint-Germain XI: Keylor Navas, Dagba, Marquinhos, Kimpembe, Diallo, Gueye, Danilo, Di Maria, Neymar, Draxler, Mbappe

Gool FM.

Let’s block ads! (Why?)

NAGALA SOO XIRIIR:- WEBMASTER@GEESGUUD.COM AMA FORMKA HOOSE RIIX BUUXI OO TOOS NOOGU SOO DIR