Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha FC Porto iyo Chelsea ee Champions League oo la shaaciyey

Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha FC Porto iyo Chelsea ee Champions League oo la shaaciyey

(Porto) 07 Abril 2021. Shaxda rasmiga ah kulanka Kooxaha FC Porto iyo Chelsea wareega Siddeed dhamaadka Champions League ayaa la shaaciyey

Kooxda FC Porto ayaa soo dhaweyn doonta naadiga Chelsea si ay u wada ciyaaraan kulanka wareega Siddeeda ee tartanka Champions League

Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ee ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha FC Porto iyo Chelsea kulanka wareega Siddeeda ee tartanka Champions League.

SAFAFKA RASMIGA EE LABADA KOOXOOD HALKAAN HOOSE KA EEG:-

FC Porto XI:

Image

Chelsea XI: Mendy, James, Azpilicueta, Christensen, Rudiger, Chilwell, Jorginho, Kovacic, Mount, Werner, Havertz

Gool FM.

Let’s block ads! (Why?)

NAGALA SOO XIRIIR:- WEBMASTER@GEESGUUD.COM AMA FORMKA HOOSE RIIX BUUXI OO TOOS NOOGU SOO DIR