Sidee Ayuu Jorginho Qaab Ciyaareed Fiican Uga Soo Saarayaa Xiddiga Tammy Abraham?

Bilowgii xilli ciyaareedkan waxa la is waydiinayay cida hogaamin doonta weerarka kooxda chelsea xilli ciyaareedkan.

Tababaraha kooxda chelsa ee Frank Lampard ayaa la filayaa in uu Tammy Abraham ku bilaabo shaxdiisa Kulanka Valencia ee caawa tartanka champions League xilli ciyaareedkan.

Sanad ka hor ayay chelsea Maurizio Sarri ka dhigtay tababareheeda isaga oo saxiixiisii ugu horeeyay ka dhigtay xiddiga khadka dhexe ee Jorginho.

Waxa ay ahayd calaamad ah in ay Blues diyaarinayso mustaqbalka iyo waliba in ay heleen tababare leh qaab ciyaareed weerar iyo waliba xiddig ku fiican baaska kaas oo uu doonayay tababare Pep Guardiola.

Si kasta ha ahaatee Sarri ayaa ku fashilmay chelsea isaga oo isaga tagay kooxda inkasta oo uu kooxda ku hogaamiyay tartanka Europa League iyo waliba kaalinta 3-aad ee kala saraynta horyaalka premier League.

Kadib arintaas dad badan ayaa u maleeyay in uu Jorginho ka tagi doono kooxda dibna u raaci doono tababarihiisii hore.

Laakiin xiddiga reer Italy ayaa aamusiyay dadka dhaleeceeya tan ilaa bilowdii xilli ciyaareedkan isaga oo waliba qaab ciyaareed cajiib ah ka soo saaray da,yarka Tammy Abraham ayaa qaab ciyaareed fiican ku soo bandhigay kooxda Aston Villa isaga oo ka caawiyay in ay ku soo laabtaan horyaalka premier League.

Tababaraha kooxda chelsa ee Frank Lampard ayaa la filayaa in uu Tammy Abraham ku bilaabo shaxdiisa Kulanka Valencia ee caawa tartanka champions League xilli ciyaareedkan.

Sanad ka hor ayay chelsea Maurizio Sarri ka dhigtay tababareheeda isaga oo saxiixiisii ugu horeeyay ka dhigtay xiddiga khadka dhexe ee Jorginho.

Waxa ay ahayd calaamad ah in ay Blues diyaarinayso mustaqbalka iyo waliba in ay heleen tababare leh qaab ciyaareed weerar iyo waliba xiddig ku fiican baaska kaas oo uu doonayay tababare Pep Guardiola.

Si kasta ha ahaatee Sarri ayaa ku fashilmay chelsea isaga oo isaga tagay kooxda inkasta oo uu kooxda ku hogaamiyay tartanka Europa League iyo waliba kaalinta 3-aad ee kala saraynta horyaalka premier League.

Kadib arintaas dad badan ayaa u maleeyay in uu Jorginho ka tagi doono kooxda dibna u raaci doono tababarihiisii hore.

Laakiin xiddiga reer Italy ayaa aamusiyay dadka dhaleeceeya tan ilaa bilowdii xilli ciyaareedkan isaga oo waliba qaab ciyaareed cajiib ah ka soo saaray da,yarka Tammy Abraham ayaa haatan xiddiga 1-aad ee kooxda Man United isaga oo No.9 ka dhigtay booskiisa.

Jorginho ayaana ah xiddiga sida weyn u caawinaya 21 jirka iyada oo uu xiddiga khadka dhexe si toos ah baaska ugu dhigayay Abraham 2-dii kulan ee ugu dambeeyay isaga oo ka caawiyay in uu xiddiga dhibaato ku abuuro daafacyada kooxaha kale.

Let’s block ads! (Why?)

NAGALA SOO XIRIIR:- WEBMASTER@GEESGUUD.COM AMA FORMKA HOOSE RIIX BUUXI OO TOOS NOOGU SOO DIR