Suuqyadii Lacagaha lagu sarifi jiray ee Addiss-Ababa oo gebi ahaan la xiray.

Ciidanka Milatariga Itoobiya ayaa maanta albaabada u laabay dukaamo ku yaala xaafado kamida caasimada dalka ee Addiss-Ababa. Dukaamadan ayaa ahaa kuwii sarifi jiray lacagaha ee suuqa madaw.

Bangiyada wixii ka baxsan ee shaqadan ka shaqayn jiray oo dhan ayaa albaabada loo laabaya. Ciidamada kala duwan oo dukaamada la xidhay hor tubban ayaa la arkayaa.

Hawlo addag oo xawli ku socda ayuu Abiye Ahmed waddaa.

Previous articleMadasha xisbiyada Qaran oo ku hanjabay inay dowlad kale ka dhisi doonto Dalka.







Let’s block ads! (Why?)

NAGALA SOO XIRIIR:- WEBMASTER@GEESGUUD.COM AMA FORMKA HOOSE RIIX BUUXI OO TOOS NOOGU SOO DIR