Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo Kormeeray fariisimada Ciidanka amniga Gaalkacyo+Sawirro

[unable to retrieve full-text content]

Gaalkacyo:-Taliyaha ciidanka booliiska Soomaaliyeed S/Gaas Cabdi Xasan Maxamed Xijaar  iyo saraakiil ka tirsan ciidanka booliiska Soomaaliyeed oo kormeero shaqo ku marayeen deegaanno ka tirsan galmudug ayaa maanta kormeeray saldhiga Booliiska degmada galkacyo ee galmudug iyo kontoraalada amniga ee magaalada galkacyo qaarkood. kormeerkaan oo ujeedkiisu ahaa la socadka tayada ciidanka booliiska iyo sidii loo xoojin lahaa […]

NAGALA SOO XIRIIR:- WEBMASTER@GEESGUUD.COM AMA FORMKA HOOSE RIIX BUUXI OO TOOS NOOGU SOO DIR