Video:-Cadde Gaabow oo si kulul uga hadlay maamul usamaynta Gobolka Banaadir

”Somaliya inteeda kale doorashaa ka dhacday reer banaadir sidoo kale waa is dooranayaan,hanala daayo 5-sano kadib Somali intay kala nasato dib ha isku soo eegto in ay wax isku darsan karto iyo in kale”,sidaa waxaa yiri Cade Gaabow Gudoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir. hoos ka daawo muuqaalka oo faahfaahsan.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Let’s block ads! (Why?)

NAGALA SOO XIRIIR:- WEBMASTER@GEESGUUD.COM AMA FORMKA HOOSE RIIX BUUXI OO TOOS NOOGU SOO DIR