Waa Maxay Sababta Paul Pogba Looga Saaray Gabi ahaan Kulanka West Brom.

Xiddiga khadka dhexe ee kooxda Man United Paul Pogba ayaa gabi ahaan ka maqan Liiska xiddigaha ay Man United kaga hor tagi doonto kooxda West Brom.

Xiddiga khadka dhexe ayaa ku jiay qaab ciyaareed xun kulamadii ugu dambeeyay isaga oo xitaa waayay booskiisa Joogtada ah ee kooxda Man United.

Laakiin taageerayaasha Man United ayaa si weyn ula yaabay kadib markii uuna xitaa xiddigu ku jirin xiddigaha kaydka kadib markii uu Solskjaer soo saaray Shaxda.

Laakiin tababaraha ayaa xaqiijiyay sababta uu xiddigu uga maqan yahay kulanka tahay dhaawac yar oo ka soo kaadhay kuraanta kulankii xulka qarankiisa ee ugu dambeeyay.

Let’s block ads! (Why?)

NAGALA SOO XIRIIR:- WEBMASTER@GEESGUUD.COM AMA FORMKA HOOSE RIIX BUUXI OO TOOS NOOGU SOO DIR