War-murtiyeed laga soo saaray shirka Maalgashiga Puntland oo Garoowe ku soo xirmay

Shirka Maalgashiga Puntland oo soo xirmay

Shir weyne ku saabsan Maalgashiga Puntland oo mudda saddex maalmood ah ka socday magaalada Garoowe ayaa Galabta soo xirmay waxaana laga soo saaray war-murtiyeed ka kooban saddex bog oo faahfaahinaya arrimihii shirka looga hadlay.

War-murtiyeedka waxaa kale oo lagu sheegay in maalgashiyo kala duwan laga hirgelin doono Puntland si looga faa’idaysto khayraadka dihin ee ku duugan degaannada Puntland islamarkaana loo kordhiyo wax-soosaarka gudaha iyo shaqa-abuurka dhalinyarada.

Hoos ka akhriso war-murtiyeedka oo dhammaystiran

PUNTLAND POST


Let’s block ads! (Why?)

NAGALA SOO XIRIIR:- WEBMASTER@GEESGUUD.COM AMA FORMKA HOOSE RIIX BUUXI OO TOOS NOOGU SOO DIR