Warbixin;- Dowladda iyo Mucaaradka oo isku Haya Cida Madax ka noqaneysa Galmudug

Degaanada Galmudug waxaa laga Dareemayaa olahala Musharaxinta utartameysa Xilka Madaxtinimada Galmudug.
Waxaa Hada Xilka Madaxtinimada isku soo Taagay. Mushariin kala duwan oo Garbo kala duwan ka helaya Dowladda iyo Mucaaradka Islamarkaana Olalahooda ku soo Bandhiga Wax qabadooda Siyaasadeed.
Dhuusa Mareeb Maalmo ka Hor waxaa Gaaray Musharax Madaxweyne Abdirahamaan Odawaa Waxaana Durba Magaaladaas laga dareemay Olalihiisa Siyaasadeed Waxaana halkaa lagu arkay Xildhibaanada Mucaaradka ah oo wadda Kambeyn adag oo Bulshada Magaaladaas ay ku soo jiidanayaan.
Dhanka kale Ahmed Qoor.qoor oo asna ah Musharax Madaxweyne Galmudug Islamarkaana Dowladda Somaliya ay wadato ayaa olalihiisa Laga Dareemayaa Degaanada Galmudug. wuxuuna Maalinta Bari ah si rasmi ah u shaacin doona Musharaxnimadiisa.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Let’s block ads! (Why?)

NAGALA SOO XIRIIR:- WEBMASTER@GEESGUUD.COM AMA FORMKA HOOSE RIIX BUUXI OO TOOS NOOGU SOO DIR