Wasaaradda Caafimaadka oo maro kaneeco ka qaybisay qaar ka mid ah gobollada dalka+Sawirro

[unable to retrieve full-text content]

Muqdisho:- Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada qeybteeda xakamaynta Duumada ayaa waxay howlo kormeer u joogaan Gobollada dalka si ay ugu kuur galaan xaaladaha kaneeco ee deegaanada iyo u diyaargaroobidda habka ugu haboon ee looga hortagi karo cudurka keenacada keento ee duumada. Kaneecada ayaa marka lagaaro xilli roobaadka aad uga dilaacda gobollada dalka, iyadoo soo ridata qeybaha […]

NAGALA SOO XIRIIR:- WEBMASTER@GEESGUUD.COM AMA FORMKA HOOSE RIIX BUUXI OO TOOS NOOGU SOO DIR