Wasiirro ka tirsanaa maamulka Hirshabeelle oo xilka laga qaaday.

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka HirShabelle, Maxamed Cabdi Waare ayaa Shalay oo ay Taariikhdu ku beegnayd 1/8/2020-ka xilka ka qaaday wasiirkii Biyaha iyo Tamarta Hirshabelle, Saalax Maxamed Xasan, isagoo u Magacaabay Xildhibaan, Shuceyb Cabdikariin Muumin.

Mudane, Waare ayaa sidoo kale xilka ka qaaday Wasiiru Dowlihii Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka HirShabelle, waxana lagu beddelay Xildhibaan ,Yuusuf Axmed Yalaxow.

Halkan ka aqriso wareegtada:-

Let’s block ads! (Why?)

NAGALA SOO XIRIIR:- WEBMASTER@GEESGUUD.COM AMA FORMKA HOOSE RIIX BUUXI OO TOOS NOOGU SOO DIR