Wefdi ka socda dowladda Soomaaliya oo Gaalkacyo gaaray

Wefdi uu hogaaminayo Santar Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid ayaa
maanta oo Khamiis ah ka gaaray Koonfurta magaalada Gaalkacyo

Guddoomiyaha guddiga Dastuurka ee labada aqal
ee baarlamaanka Soomaaliya Sanotor Cabsi Xasan Cawaale Qeybdiid
socdaalkiisa waxaa ku wehlinaya xildhibaan Ubax tahliil ,Xildhibaan Cabdikariin
─Ěhaliif dhalac iyo odayaal iyo waxgarad ka soo jeeda Galmudug.

Garoonka diyaaradaha waxaa ku soo dhaweyay Madaxda maamulka
gobolka kan degmada iyo qeybaha bulshada.

Wefdiga ayaa sida la sheegayo magaalada Gaalkacyo kula kulmi doono madaxweynihii hore ee Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf waxaana socdaalkoodu qeyb ka yahay dadaalo lagu doonayo in Ex madaxweyne Xaaf lagula heshiisiiyo Qoor Qoor.

PUNTLAND POST

Let’s block ads! (Why?)

NAGALA SOO XIRIIR:- WEBMASTER@GEESGUUD.COM AMA FORMKA HOOSE RIIX BUUXI OO TOOS NOOGU SOO DIR