XOG: Saddex ciyaarayahan ee N’golo Kante badal ay kaga dhigi karaan kooxda Chelsea.

Suuqa kala iibsiga waa mid xiisihiisa wata kaasoo had iyo jeer ciyaarayahno lakala iibsado iyadoona ciyaaayahano can ah ay xilli ciyaareydkan suuqa si weyn loga hadal hayo islamarkaana qiimo badan lagu doonayo.

Hal arin oo lala yaabana waa suurta gal in ay dhacdo, si kastaba taageerayaasha Chelsea ayaa cabsi ka qaba xiddiga labada horyaal ee premier league heysta ee N’golo Kante inuu ka dhaqaaqo waqooyiga London kooxda ka dhisan.

Kooxda horyaalka ligue 1 daafacnaysa ee PSg ayaa dooneysa xiddigan in ay la saxiixato, macalinka cusub ee kooxda Thomas Tuchel ayaa isha ku haya inuu xiddigan qadka dhaxe ka ciyaara inuu lasoo saxiixdo.

Kante waxa uu muujinayaa mid England ka tagi kara kaasoo xiddiga ugu wanaagsan ee horyaalka EPL noqday sanadkii 2017-da waxaa uu ku guuleystay EPL labo xilli ciyaarreyd is xiga ee uu Leicester iyo Chelsea u kala ciyaarayey.

Hadaba waxaa jiro xiddigo dhowr ah hadii xiddigan kooxda ka dhaqaqo badal u noqon kara inagoo eegi doona saddexda ciyaarayahan ee buuxin kara booksa Kante, waxaana ay yihiin xiddigahaasi Arturo Vidal, Jean Michael Seri iyo Sergej Milinkovic-Savic.

Let’s block ads! (Why?)

NAGALA SOO XIRIIR:- WEBMASTER@GEESGUUD.COM AMA FORMKA HOOSE RIIX BUUXI OO TOOS NOOGU SOO DIR