Xuska Dhalashada Nabi Muxamad NNKH oo lagu qabtay Nairobi.

[unable to retrieve full-text content]

Munaasabaddan oo aheyd mid lagu maamusayay xuska dhalashada Xabiibkeenna Muxamed NNKH ayaa lagu qabtay Masjidu Raxma oo ku yaalla xaaafadda Islii ee magaalada Nairobi. Munaasabadda ayaa waxaa soo qaban qaban qaabiyay culimaa’udiinka ku nool magaalada Nairobi, waxaana ka qeybgalay qaar kamid ah culimada iyo jameecadda Masjidka. Sheekh Feysal Cigaal Qeyliye oo ah Imaamka Masjidu Raxma […]

NAGALA SOO XIRIIR:- WEBMASTER@GEESGUUD.COM AMA FORMKA HOOSE RIIX BUUXI OO TOOS NOOGU SOO DIR