Zinadine Zidane, Carrager, Iyo 5-Ta Ciyaaryahan Ee Ugu Caansan Kuwaas Oo Ciyaaraha Isga Fariistay Si Dhaqsa Ah.

Taagerayaasha kubadda cagta ayaa horay usoo arkay xidigaha Drogba, Lucio, and Florent Malouda, kuwaas oo garoonka kujira iyaga oo jira da’da 40-sano.

Balse taasi kaliya maahayn fiyoow jir ahaaneed oo ay dheeraayeen ciyaartooyda kale, balse waxay ku ciyaarayeen xamaasad iyo jacayl ay u qabeen ciyaarista kubadda cagta.

Halka jiraan ciyaartooy kale kuwaas oo go’aansaday in ay iska tiiriyaan kaba kubadda cagta waqti hore iyaga oo aan gaariin xilliigii ay kafariisan lahaayeen ciyaaraha.

Halkan ayaana idinkugu soo gudbin doonaa magacyada 5-ta ciyaaryahan ee ugu caansan ee waqti hore kafariistay ciyaaraha iyo da’dii ay jireen, markii ay kabaxaeey garoomada.

5.Didier Deschamps – 32 sano.

4. Jamie Carragher – 29 sano.

3.Eric Cantona – 30 sano.

2.Marco van Basten – 31 sano.

1.Zinedine Zidane – 34 sano.

Let’s block ads! (Why?)

NAGALA SOO XIRIIR:- WEBMASTER@GEESGUUD.COM AMA FORMKA HOOSE RIIX BUUXI OO TOOS NOOGU SOO DIR