Akhri Magacyada, Tirada Codadka Iyo Sida Ay Xisbiyadu Ugu Kala Calaf Qaadeen 60-kii Musharrax Ee Ku Tartamay Kuraasta Golaha Wakiilada G.Maroodi Jeex

Hargeysa, June 7, 2021- (Foore)- Koomishanka doorashooyinka qaranka oo habeen hore saqdii dhexe ku dhawaaqay natiijada ugu dambaysay ee la wada sugayay oo ahayd sida ay axsaabta qaranku ugu kala guulaysteen kuraasta loo tartamayay ee Golaha Wakiillada Gobolka Maroodi-Jeex kadib markii hore dhammaanba Gobolada kale loogu dahwaaqay waxa ay go’aamisay in ugu dambayn xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI uu sidaa ku qaato aqlabiyadda kuraasta Golaha wakiillada Somaliland isaga oo helay 31 Xildhibaan wadarta guud ee Gobolada dalka oo dhan halka xisbiga ku soo xigay noqday xisbiga KULMIYE oo helay 30 kursi iyo UCID oo helay 21 Xildhibaan .

Waxa aan halkan idiinku soo gudbin doonaa min labaatanka liiska xildhibaannada Golaha wakiillada uga tartamay xisbiyada qaranka, codadka ay heleen iyo sida ay u kala sarreeyeen waxaanay yihiin sidan:

Xisbiga UCID:

  1. Cabdinaasir Yuusuf Qodax – 8316 Cod- Soo baxay
  2. Maxamed Khadar Daahir – 6267- – Soo baxay
  3. Maxamed Jaamac Ismaaciil – 4741- Soo baxay
  4. Maxamed Cismaan Maxamed – 4450- – Soo baxay
  5. Maxamed Xasan Siciid – 4185- Soo baxay
  6. Eng. Siciid Maxamed Cismaan – 3907- Hadhay
  7. Waris Xuseen Cige Shiil – 3753- Hadhay
  8. Muxyaddiin Cabdiraxmaan Cali – 3415- Hadhay
  9. Daa’uud Xuseen Jaamac – 3118- Hadhay
  10. Axmed Xuseen Maxamed – 3077- Hadhay
  11. Maxamuud Maxamed Aare – 2739 – Hadhay
  12. Aadan Daa’uud Axmed – 2513- Hadhay
  13. Iid Xasan Muuse Cali – 2511- Hadhay
  14. Cartan Maxamed Jaamac – 2299- Hadhay
  15. Cabdirashiid Axmed Guuleed- 2258- Hadhay
  16. Xasan Xuseen Nuux – 2188- Hadhay
  17. Maxamed Cismaan Siciid – 1853 – Hadhay
  18. Ismaaciil Cabdi Cabdillaahi – 1240- Hadhay
  19. Maxamed Maxamuud Muuse – 1098- Hadhay
  20. Iid Xasan Cabdi Cali – 315 – Hadhay

 

Xisbiga KULMIYE:

  1. Axmed Maxamed Maxamuud – 9755- Soo baxay
  2. Axmed Cabdi Muuse Cige – 8791- Soo baxay
  3. Cabdikariin Maxamed Muxumed – 8653 Soo baxay
  4. Yaxye Cabdillaahi Aamin – 6443- Soo baxay
  5. Xasan Saleebaan Dhuxul – 6148- Soo baxay
  6. Maxamed Xuseen Jaamac (Rambo)- 5887- Soo baxay
  7. Axmed Yuusuf Nuur Guruuje – 5526- Soo baxay
  8. Cabdillaahi Sheekh Maxamed – 5415- Soo baxay
  9. Dr. Maxamuud Yuusuf Cilmi – 4965- Hadhay
  10. Maxamed Xasan Xaashi – 4675- Hadhay
  11. Nuur Muhindis Guud Cadde- 4281- Hadhay
  12. Cumar Faarax Cabdillaahi – 3882- Hadhay
  13. Jaamac Koosaar Axmed – 3571- Hadhay
  14. Yuusuf Kirix Cawad – 3571- Hadhay
  15. Mustafe Xaaji Muuse Shiraaqle – 3446- Hadhay
  16. Yuusuf Xirsi-Adar Axmed – 3314- Hadhay
  17. Cabdiraxmaan Daahir Caynaanshe – 3174- Hadhay
  18. Cabdiraxmaan Ismaaciil Xuseen – 3109- Hadhay
  19. Cabdiqaadir Muuse Cige – 3034- Hadhay
  20. Yaasiin Xasan Cabdillaahi – 2694- Hadhay

 

Xisbiga WADDANI:

  1. Barkhad Jaamac Batuun – 20,231- Soo Baxay
  2. Axmed Dayib Aadan Guuleed – 6839 – Soo Baxay
  3. Siciid Maxamed Ismaaciil – 5944- Soo Baxay
  4. Jamaal Aadan Diiriye – 5803- Soo Baxay
  5. Eng. Axmed Cabdi Ibraahim – 5712- Soo Baxay
  6. Xuseen Ismaaciil Jaamac – 5435- Soo Baxay
  7. Ibraahim Maxamed Jaamac – 5116 – Soo Baxay
  8. Dr. Ciise Cabdiraxmaan Kayd – 4549- Hadhay
  9. Yuusuf Siciid Axmed – 4499- Hadhay
  10. Faysal Cali Xuseen – 4351- Hadhay
  11. Sucaad Ibraahim Cabdi – 4229- Hadhay
  12. Xasan Cabdi Maxamed – 3979- Hadhay
  13. Farxaan Muuse Iimaan – 3972- Hadhay
  14. Maxamed Cabdillaahi Jaamac Bookh – 3181- Hadhay
  15. C/raxmaan Iid Dhimbiil – 2922- Hadhay
  16. Xasan Sh. Cabdillaahi – 2854- Hadhay
  17. Maxamed Amiin Cabdi Cilmi – 2799- Hadhay
  18. Xuseen Aadan Cadde – 2691 – Hadhay
  19. Khaalid Cawil Jaamac – 2050- Hadhay
  20. Maxamed Cabdikariim Cumar – 1894- Hadhay

 

NAGALA SOO XIRIIR:- WEBMASTER@GEESGUUD.COM AMA FORMKA HOOSE RIIX BUUXI OO TOOS NOOGU SOO DIR