Home » Archives by category » MAQAALLADA

Madaxweyne Muuse Biixi ayaa ugu dambayn muddeeyey fadhiga koowaad ee Golaha Wakiillada cusub

Xeer Madaxweyne: 01/08/2021 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu xeer Madaxweyne oo summaddiisu tahay Lr. 13/082021 uu maanta ku meel mariyey Isugu Yeedhidda Golaha Wakiillada Cusub. Waxaanu u dhignaa Xeerka Madaxweynuhu Sidan:- Xeer Madaxweyne Lr. 13/082021 Isugu Yeedhidda Golaha Wakiillada Cusub Markaan Arkay: Qodobka 44aad, Faqradiisa 1aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland oo tilmaamaya […]

Xuska 25-guuraddii Geeradii Janaraal Caydiid: Dagaalladii USC iyo Taliskii Maxamed Siyaad Barre (WQ: Cali Cabdi Coomay)

Xuska 25-guuraddii Geeradii Janaraal Caydiid: Dagaalladii USC iyo Taliskii Maxamed Siyaad Barre (WQ: Cali Cabdi Coomay)

  Janaraal Caydiid wuxuu Muqdisho ku geeriyooday 1-dii Ogos ee sannadkii 1996-kii. Waxaana laga joogaa geeridiisa 25 sannadood. Waxa aynu halkan ku soo bandhigi doonaa mudadii uu dagaalka hubeysan kula jiray taliskii Afweyne. = 8/1/1989 xubno metalaya ururka USC ama jabhhada ayaa shir ku yeeshay Rooma, waxa aanay ku aasaaseen jabhada USC, halkaasina waxa lagaga […]

Tuunis mar kale! (Dr. Abdikarim Daahir Hassan)

Xaalada maanta ka taagan tuunis waxay qayb ka tahay loolanka soo jireenka ah ee u dhexeeya xuriyada, madaxbannaanida iyo jiritaanka dhabta ah ee umadaha iyo kelitalisnimada, daba-dhilifnimada iyo dib u dhaca. Inqilaabka Tuunis uu ka sameeyay madaxwaynihii la doortay waxa uu lahaa arimo u sii gogol xaadhay duruufta bulshadana gaadhsiiyay in qayb ka mid ahi […]

Saamaynta Hidde Sidaha Iyo Deegaanka Ku Leeyihiin Hab Dhaqanka Aadanaha (WQ: Mukhtaar Axmed Nuur)

Marar badan ayaynnu maqlnay hebel waa hebel oo aan biyo is marin !  heblaayo waa hooyadeed oo halkan taagan ! waxa kale oo dhacda in marar badan falalkeenna ha tabnaadaan amma ha tognaadeen aynnu la xidhiidhinno cidda ehelkeenna ah amma beesheenna ah oo loo garan ogyahay wadaraynta falka. Haddii qof uu geysto fal aad u […]

Muxuu Somaliland uga dhigan yahay ololihii nadaafadda ee aan loo kala hadhin shalay

Muxuu Somaliland uga dhigan yahay ololihii nadaafadda ee aan loo kala hadhin shalay

Hoggaamiya dhabta ahi (Inspirational Leader) maaha ka gacmaha laabta ee xagga dambe iska fadhiista dadkana ku amra in ay shaqeeyaan, waase ka isagu horseedka u noqda hadba hadafka uu dadka ku hagayo. Taas waxa shalay muujiyey Maayar Cabdikariim Axmed Mooge iyo Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi. Maayar Cabdikariim ilaa intii xilka lagu wareejiyey waxa muuqata in […]

Muxuu Somaliland uga dhigan yahay ololihii nadaafadda ee aan loo kala hadhin shalay

Muxuu Somaliland uga dhigan yahay ololihii nadaafadda ee aan loo kala hadhin?

Hoggaamiya dhabta ahi (Inspirational Leader) maaha ka gacmaha laabta ee xagga dambe iska fadhiista dadkana ku amra in ay shaqeeyaan, waase ka isagu horseedka u noqda hadba hadafka uu dadka ku hagayo. Taas waxa shalay muujiyey Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi iyo Maayar Cabdikariim Axmed Mooge. Maayar Cabdikariim ilaa intii xilka lagu wareejiyey waxa muuqata in […]

Kooxdii koowaad ee turjumaannadii la shaqeeyey ciidamada Maraykanka ayaa loo daadgureeyey Washington

Waxa Afgaanistaan ka socda hawlgal weyn oo ay dawladda Maraykanku rabto in ay ku samatabixiso dad 2500 oo qof iyo qosaskooda oo iyaguna tobanaan kun ah, kuwaas oo siyaabo kala duwan ula shaqeeyey labaadankii sanno ee Maraykanka iyo xulufadiisu ay dagaalka kula jireen Daalibaan iyo Alqaacida. Dadkaas oo ay Daalibaan u taqaano in ay ahaayeen […]

Xildhibaannada Is-Bahaysiga Xisbiyada Mucaaridka Oo Sheegay In Xildhibaano Laga Afduubtay, Lana La’yahay Meel Lala Maray

Hargeysa, July 29, 2021- (Foore)- Qaar ka mid ah Xildhibaanada Is-bahaysiga Labada Xisbi mucaarid ee WADDANI iyo UCID ayaa shaaca ka qaaday in Xildhibaano ka tirsan Kooxdooda la afduubtay, lana la’yahay Meel jaan iyo cidhib lala maray, iyagoo sheegay inay xiitaa ehelkoodii raadinayaan Xildhibaanadaasi. Xildhibaanadan oo Shalay Warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in Xildhibaanada la […]

Xisbiga Kulmiye Oo Ka Shakisan Xildhibaan Gobolka Togdheer Uga Soo Baxay Oo Dibadda Uga Dhoofay Wakhtigan Adag

Hargeysa, July 29, 2021- (Foore) – Xildhibaan Cabdikariin Aadan Dheeg oo ka mid ahaa mudanayaashii Xisbiga Kulmiye uga soo baxay Gobolka Togdheer, islamarkaana ahaa Xildhibaankii ugu codadka badnaa Gobolkaasi ayaa inyar kadib natiijadii doorashada waxa uu u dhoofay Dalka dibadiisa, taasi oo aanu illaa hadda kasoo laaban. Xisbiga Kulmiye iyo Xukuumadda ayaa ka walaacsan maqnaanshiyaha […]

Kala Duwanaanshaha Xildhibaan Khadar Guun Oo Hore Axdi Ula Galay Is-Bahaysiga Mucaaridka Maantana La Saftay Xisbiga Muxaafidka Ah KULMIYE

Hargeysa, July 29, 2021- (Foore)- Xildhibaan Ibraahim Maxamed Jaamac (Khadar Guun) oo ka mid ah xildhibaannada Xisbiga WADDANI Doorashadii Golaha Wakiillada uga soo baxay Gobolka Maroodi Jeex oo hore uga tirsanaa xildhibaannada is-bahaysiga dhawaanna axdi ku maray oo sheegay in uu dhisi doono Musharraxiinta xisbiyada Is-bahaysiga Mucaaridka ayaa mar kale la sheegay in uu giraanta […]

Page 1 of 86123Next ›Last »