Home » Archives by category » WARARKA SOOMAALIYA (Page 65)

Yaa xaq u leh go’aaminta halka uu ka dhacayo shirka 15-ka Febraayo?

Yaa xaq u leh go’aaminta halka uu ka dhacayo shirka 15-ka Febraayo?

Muqdisho (Caasimada Online) – Shir uu ku baaqay madaxweynaha waqtiga uu ka dhammaaday Maxamed Cabdullaahi Farmaajo inay 15-ka Febraayo isugu yimaadaan isaga iyo madaxda dowlad goboleedyada, ayaa wajahaya caqabad xitaa kahor inta aanu billaabmin. Shirkaas oo Farmaajo uu iclaamiyey inuu ka dhacayo Garoowe, ayaa waxaa kasoo horjeestay Puntland, Jubalanad, guddoomiyaha Aqalka Sare iyo xubnaha mucaaradka […]

3 bil gudahood ayaa shaqsiyaadkan Muqdisho lagula eegtay qaraxyo hal nuuc ah + Magacyada

3 bil gudahood ayaa shaqsiyaadkan Muqdisho lagula eegtay qaraxyo hal nuuc ah + Magacyada

Muqdisho (Caasimadda Online) – Magaalada Muqdisho waxaa mudooyinkii dambe kusoo kordhay qaraxyo miino oo wadada dhinaceeda la dhigo, taasoo lagu beegsanayo qaar ka mid ah masuuliyiinta dowladda iyo shakhsiyaad gaar ah. Tirada dhimashada ma badna marka laga hadlo 10-ka masuul ee 3-dii bilood ee lasoo dhaafay lala beegsaday qaraxyadaan cusub ee isku nuuca ah, balse […]

Muxuu R/W Rooble maanta deg deg uga tegay shirkii golaha wasiirada dowlada?

Muxuu R/W Rooble maanta deg deg uga tegay shirkii golaha wasiirada dowlada?

Muqdisho (Caasimada Online) – Ra’iisal Wasaaraha xilka sii-haya, Maxamed Xuseen Rooble ayaa seegay shirkii Golaha Wasiirada ee maanta, kadib markii si deg-deg ah looga yeeray Madaxtooyada, xili uu furi rabay shirka toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirada. Sida ay ogaatay Caasimada Online, Rooble ayaa si deg-deg ah uga baxay Xafiiskiisa, oo ay xiligaas soo buuxiyeen Kooramaka inta […]

Daawo: Wiil 9 jir ah oo laga soo bad-baadiyey koox afduubatay oo ku rabtay ,000

Daawo: Wiil 9 jir ah oo laga soo bad-baadiyey koox afduubatay oo ku rabtay $7,000

Beledweyne (Caasimada Online) – Ciidamada booliska magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan ayaa maanta soo badbaadiyey wiil uu afduubtay nin burcad ah, kaas oo lacag madax-furasho ah weydiistay qoyska wiilka. Wiilkan oo da’diisa lagu sheegay 9-sano jir ayaa lagu magacaabaa Saalax Cabdulqaadir Maxamuud, waxaana markii la afduubanayey laga soo daayey Schoolka. Ninka afduubtay wiilkan oo magaciisa […]

Maamulka Puntland oo ku celiyay mar kale in Shirka lagu qabto magaalada Muqdisho.

Maamulka Puntland oo ku celiyay mar kale in Shirka lagu qabto magaalada Muqdisho.

Madaxweynaha Dowladd goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Shir-guddoomiyey Shirka Todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirada Dowladda Puntland. Shirka Golaha Wasiirada oo uu Madaxweynaha ku weheliyay Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa todobaadkan looga hadlay Doorashada Soomaaliya, Amniga deegaannada Puntland, xaaladda Gobollada iyo Degmooyinka, horumarinta Waxbarashada iyo ansixinta Hindise Xeereedka Goobaha Taariikhiga […]

Duqeymo ka Dhan ah Al-Shabaab oo ka Dhacay deegaano ka mid ah Jubbada Dhexe.

Duqeymo ka Dhan ah Al-Shabaab oo ka Dhacay deegaano ka mid ah Jubbada Dhexe.

MUQDISHO:-Wararka ka imanaya gobolka Jubbada Dhexe gaar ahaan degmada Saakoow ayaa sheegay in xalay waqti danbe halkaa laga maqlay duqemo ay geysanayeen diyaaradaha dagaalka. Duqeymahaas ayaa la sheegay in ay fuliyeen in lagu bartilmaameedsaday fariisimo ay kooxda al-Shabaab ku lahaayeen degmada Saakow iyo deegaanka Salagle ee gobolka Jubbada Dhexe. Warbaahinta maxalliga ah oo soo xiganaysa […]

HRW oo Ciidamada Itoobiya Ku eedeysay inay Dad Rayid ah Ku Laayeen Gobolka Tigrayga.

HRW oo Ciidamada Itoobiya Ku eedeysay inay Dad Rayid ah Ku Laayeen Gobolka Tigrayga.

ADDIS ABABA:-Hay’adda Xuquuqda Aadanaha ee Human Rights Watch ayaa ciidamada Itoobiya ku feedeysay in duqeymo aan loo meel dayin ay ka geysatay gobolka Tigray xilligii uu socday gulufkii ka dhanka ahaa Jabhadda TPLF. Human Rights Watch ayaa sheegtay in madaafiicdii ay ciidamadu adeegsadeen xiliigii dagaalka ay ku dhaceen guryo, cisbitaallo, dugsiyo iyo suuqyada magaalooyinka Maqale, […]

Daawo: Wiil 9 jir ah oo laga soo bad-baadiyey koox afduubatay oo ku rabtay ,000

Wiil 9 jir ah oo laga bad-baadiyey koox afduubatay oo ku rabtay $7,000 + Video

Beledweyne (Caasimada Online) – Ciidamada booliska magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan ayaa maanta soo badbaadiyey wiil uu afduubtay nin burcad ah, kaas oo lacag madax-furasho ah weydiistay qoyska wiilka. Wiilkan oo da’diisa lagu sheegay 9-sano jir ayaa lagu magacaabaa Saalax Cabdulqaadir Maxamuud, waxaana markii la afduubanayey laga soo daayey Schoolka. Ninka afduubtay wiilkan oo magaciisa […]

Muxuu R/W Rooble maanta deg deg uga tegay shirkii golaha wasiirada dowlada?

Muxuu Rooble maanta deg deg uga tegay shirkii golaha wasiirada?

Muqdisho (Caasimada Online) – Ra’iisal Wasaaraha xilka sii-haya, Maxamed Xuseen Rooble ayaa seegay shirkii Golaha Wasiirada ee maanta, kadib markii si deg-deg ah looga yeeray Madaxtooyada, xili uu furi rabay shirka toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirada. Sida ay ogaatay Caasimada Online, Rooble ayaa si deg-deg ah uga baxay Xafiiskiisa, oo ay xiligaas soo buuxiyeen Kooramaka inta […]

Ciyaaryahan Hore Puntland Oo Loo Magacaabay Guddoomiyaha Dhalinyaradda Iyo Isboortiga Gobolka Karkaar

Ciyaaryahan Hore Puntland Oo Loo Magacaabay Guddoomiyaha Dhalinyaradda Iyo Isboortiga Gobolka Karkaar

Wasiirka Ciyaaraha Iyo Dhalinyarada Maamulka Puntland mudane Jaamac Faarax Muuse ayaa Guddoomiyaha dhalinyarada iyo isboortiga Gobolka Karkaar u magacaabay Cabdiqani Maxamed Cartan Jaamac oo ka mid ah dhalinyarada ugu firfircoon Goboka,sidoo kalane hordy ugu soo ciyaaray kooxda Kubbadda Cagta Puntland “Waxaan Hambalyo u dirayaa Cabdiqani Maxamed Cartan, guddoomiyaha cusub ee dhalinyarada iyo ciyaaraha Gobolka Karkaar,waa shaqsi […]