Home » Archives by category » WARARKA SOOMAALIYA (Page 67)

Lix weerar oo u dhacay sidii ay rabtay VILLA SOMALIA, afartii sano ee FARMAAJO

Lix weerar oo u dhacay sidii ay rabtay VILLA SOMALIA, afartii sano ee FARMAAJO

Muqdisho (Caasimada Online) – Afartii sano ee muddo xileedka Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo waxaa dalka ka dhacay lix weerar oo afar kamid ah uu dhiig ku daatay, halka laba kale oo aan dhiig ku daadan lagu daro liiska weerarada dhacay muddadii xil-haynta ee Madaxweyne Farmaajo.  Weerarkii ugu horreeyay ayaa dhacay daba-yaaqada sanadkii 2017-kii waxaana […]

Bosaso Police Arrest Suspected Robbers

Bosaso Police Arrest Suspected Robbers

Bosaso (PP News Desk) — Bari regional police today arrested two men suspected of committing robbery and carjacking in Bosaso. The police arrested the suspects on the outskirts of Bosaso after a tip-off . The regional police paraded two men accused of robbery, carjacking and attempted murder. Colonel Hussein Ali Mohamud, Commander of Bari Regional […]

Madasha Badbaado Qaran oo soo saartay qoraal xasaasi ah

Madasha Badbaado Qaran oo soo saartay qoraal xasaasi ah

Muqdisho (Caasimada Online) – War-saxaafadeed ka soo baxay Madasha Badbaado Qaran ayaa dhaliil badan loogu jeediyey madaxweyne Farmaajo, waxayna ku eedeeyeen inuu dayacay ciidankii Qaran, iyagoo bogaadiyey sida ay isku difaaceen ciidankii lagu weerar Bariire iyo Awdheegle, sidoo kale u tacsiyeeyey ehellada askartii dhimatay. Qoraalka ayaa ugu horeyn lagu yiri, “Madasha Badbaado Qaran ee Soomaaliyeed […]

Xog cusub oo laga helay dagaalladii Bariire iyo Awdheegle iyo DF oo war soo saartay

Xog cusub oo laga helay dagaalladii Bariire iyo Awdheegle iyo DF oo war soo saartay

Muqdisho (Caasimada Online) – Taliska ciidanka xoogga dalka oo faahfaafin ka bixiyey dagaalkii maanta ka dhacay degmooyin iyo deegaano ka tirsan gobolka Shabeellada Hoose ayaa shaaciyey tirada rasmiga ah ee ciidamada dowladdu ay Al-Shabaab ka dileen, sidoo kale wasaradda gaashaandhigga aya war ka soo saartay dagaaladii maanta. Ugu horeyn Taliyaha ciidanka dhulka ee militeriga Soomaaliya […]

Xog cusub oo laga helay dagaalladii Bariire iyo Awdheegle iyo DF oo war soo saartay

Xog cusub oo laga helay dagaalladii saaka ka dhacay Bariire iyo Awdheegle iyo dowlada oo war soo saartay

Muqdisho (Caasimada Online) – Taliska ciidanka xoogga dalka oo faahfaafin ka bixiyey dagaalkii maanta ka dhacay degmooyin iyo deegaano ka tirsan gobolka Shabeellada Hoose ayaa shaaciyey tirada rasmiga ah ee ciidamada dowladdu ay Al-Shabaab ka dileen, sidoo kale wasaradda gaashaandhigga aya war ka soo saartay dagaaladii maanta. Ugu horeyn Taliyaha ciidanka dhulka ee militeriga Soomaaliya […]

Qarax Ka Dhacay Seddaxda Geed Oo Dad Ay Ku Dhinteen

Qarax Ka Dhacay Seddaxda Geed Oo Dad Ay Ku Dhinteen

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Qarax khasaaro geystay oo caawa fiidkii ka dhacay magaalada Muqdisho. Qaraxa ayaa dhacay kadib markii qof Iska soo buuxiyay waxyaabaha qarxa uu isku qarxiyay Maqaayad ku taalla Xaafadda Seddaxda Geed ee degmada Shangaani. Ila iyo hadda inta la xaqiijiyay 6 ruux ayaa ku dhimatay qaraxa halka 10 qof […]

Xayiraad sadax maalin ah oo looga dhawaaqay Talyaaniga.

Xayiraad sadax maalin ah oo looga dhawaaqay Talyaaniga.

Waxaa dalka Talyaaniga maanta ka dhaqan gashay saddex maalmood oo xayiraad ah oo looga hortaggayo mowjaddii saddexaad ee cudurka Karoona oo saameyn ku haya halkaas xilliga dabaaldegga Easter-ka. Booliska ayaa fulinayaa howlgal lagu xaqiijinayo in dadka ay u hoggaansamaan amarrada. Waxaana dadweynaha la faray inay joogaan agagaarka guryahooda isla markaana ay marti qaadi karaan oo […]

Dowladda Ruushka oo digniin u diray xulufada gaashaanbuurta Nato.

Dowladda Ruushka oo digniin u diray xulufada gaashaanbuurta Nato.

Ruushka ayaa dalalka ka tirsan gaashaanbuurta uga digay inay ciidamo u diraan dalka Ukraine xilli ay soo baxayaan wararka sheegayo in Ruushka uu ciidan uruursi ka wado deegaannada dhaca xadka. Afahayeen u hadlay aqalka looga arrimiyo ee Kremlin ayaa sheegay in Ruushka uu qaadi doono tallaabooyin dheeraad ah waa haddii Nato ay ku dhaqaaqdo tallaabadaas. […]

Kooxda Jabuuti ee soo iibsatay laacibkii Yurub ka dheeli jiray oo ku guulaysatay Horyaalka Dalkaasi.

Kooxda Jabuuti ee soo iibsatay laacibkii Yurub ka dheeli jiray oo ku guulaysatay Horyaalka Dalkaasi.

Waxaa dalka Jabuuti lagu soo gabagabeeyay ciyaaraha horyaalka qaran ee heerka koowaad, waxaana ku guuleysatay kooxda Carte Solar. Kooxda Carte Solar ayaa 4 iyo 2 kaga badisay kooxda As Port. Guusha Carte Solar ayaa ka dambeysay kadib markii kooxda ay kharash badan gelisay tababarada ciyaartoyda iyadoo ciyaartoy caalami ah kasoo iibsatay dibadda. Waxaa kamid ah […]

Qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay Muqdisbo

Qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay Muqdisbo

Qarax ismiidaamin ah ayaa caawa fiidkii ka dhacay degmada Shangaani ee gobolka Banaadir. Qof walxaha qarxa isku soo xiray ayaa isku qarxiyay maqaaxi shaaha laga cabo oo ku taalla barxada 5-ta geed ee agagaarka saldhiga booliiska degmada Shangaani. Inta la xaqiijiyay waxaa qaraxa ku dhintay 6 qof oo ku jiro qofkii ismiidaamiyay, halka ay ku […]