DEG-DEG: Diyaarad ku dhacday garoonka diyaaradaha Ceelwaaq+Sawirro

DEG-DEG: Diyaarad ku dhacday garoonka diyaaradaha Ceelwaaq+Sawirro
DEG-DEG: Diyaarad ku dhacday garoonka diyaaradaha Ceelwaaq+Sawirro

Wararka ka imaanaya Gobalka Gedo ayaa sheegaya in diyaarad Sunday 45 Ruux oo rakaab ah, kana soo kicintimtay magaalada Nairobi, ay ku dhacday garoonka diyaaradaha degmada Ceelwaaq.

Lama oga khasaaraha ka dhashay diyaaradan dhacday, waxaana socda dadaalo lagu samata bixinayo dadkii saarnaa diyaarada.

NAGALA SOO XIRIIR:- WEBMASTER@GEESGUUD.COM AMA FORMKA HOOSE RIIX BUUXI OO TOOS NOOGU SOO DIR