Kulan looga hadlay ciribtirka haraadiga Al-Shabaab oo ka dhacay Galmudug+Sawirro

Kulan looga hadlay ciribtirka haraadiga Al-Shabaab oo ka dhacay Galmudug+Sawirro
Kulan looga hadlay ciribtirka haraadiga Al-Shabaab oo ka dhacay Galmudug+Sawirro

Taliyaha ciidanka dhulka xoogga dalka Soomaaliya General Maxamed Tahliil Biixi ayaa maanta guddoomiyay kulan looga hadlay ciribtirka argagixisada goobaha ay uga hareen gobolka Mudug.
Kulankaas oo ka dhacay degaanka camaara oo shalay uu ciidanku la wareegay.
Kulanka waxaa ka qeyb galay wasiirka amniga Galmudug Axmed Macallin Fiqi, Sanatar Cabdi Xasan Cawaale (Qeyb-diid iyo saraakiisha ciidanka hogaamineysa, iyagoo wacad ku maray inay gacta marin doonaan haraadiga Al-Shabaab.

NAGALA SOO XIRIIR:- WEBMASTER@GEESGUUD.COM AMA FORMKA HOOSE RIIX BUUXI OO TOOS NOOGU SOO DIR