Taliyeaha Booliiska oo Faray ciidanka in ay sugaan amniga muwaadiniinta iyo Hantidooda

Taliyeaha Booliiska oo Faray ciidanka in ay sugaan amniga muwaadiniinta iyo Hantidooda
Taliyeaha Booliiska oo Faray ciidanka in ay sugaan amniga muwaadiniinta iyo Hantidooda

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Gen Maxamed Xasan Xijaar ayaa faray dhammaan Ciidanka Booliska Soomaaliyeed in ay ku Ekaadaan shaqadooda oo ah sugidda amniga muwaadiniinta iyo hantidooda.

Taliyaha ayaa Ku boorriyay Ciidamada Booliska Soomaaliyeed in ay si fiicanna ay ula dhaqmaan dhammaan shacabka Soomaaliyeed.

NAGALA SOO XIRIIR:- WEBMASTER@GEESGUUD.COM AMA FORMKA HOOSE RIIX BUUXI OO TOOS NOOGU SOO DIR